Lihigu waxa uu ka waramaa, wixii lahaansho la xiriira.
Det er Peters kone. | Waa xaaskii Peter. |
Det er hans kone. | Waa xaaskiisii. |
Lihiga |
||
Qof |
Kali |
Wadar |
qof 1.aad |
-kayga, -kuwayga, -kaayaga, |
-keena, -teena, -kuweena |
qof 2.aad |
-kaaga, -kuwaaga -taada, -kuwiina |
-kooda, -tooda, -kuwooda |
qof 3.aad |
-kiisa, -kuwiisa, -keeda -kuweeda, -teeda |
-kiina, -tiina |
Deres iyo jeres iyaguna waa ereyo sharafeed. marka jeres iyo deres loo isticmaalo hab sharafeed waxa lagu qoraa xarafka u horeeya habka weyn sida I iyo De.
Min iyo din waxa ay leeyihiin saddex hab:
n-erey: min iyo din
t-erey: mit iyo dit
wadar: mine iyo dine
en bog | |
Hvor er din bog? | Mee buugaagii? |
et hus | |
Dit hus er stort. | Gurigaagu wuu wayn yahay. |
børn | |
Mine børn kommer nu. | Caruurtaydi hadday soo socdaan. |
Isbarbardhig:
Af soomaaligu ma laha lihiga oo madax bannaan. Erey-lahaanshuhu waxa uu ku dhacaa dhamaadka waxa la leeyahay. Iyadoo ka duwan af dheenishka ereylahaanshaha waxa laga helaa habka cayiman iyo ka aan cayimnaynba.