Magac u yaalku wuxu badalaa erey-magaceedyo iyo magacyo.
Børnene leger. | Caruurtu way cayaarayaan. |
De leger. | Iyagu way cayaarayaan. |
Maria kommer fra Tanzania. | Maria waxay ka timid Tanzania. |
Hun kommer fra Tanzania. | Iyadu waxay ka timid Tanzania. |