2 Erey-magaceed

2.6 Erey-magaceedka oo wax leh

Erey-magaceedku waxa  kale oo uu leeyahay hab-lahaansheed. Lahaanshaha macnahiisu waa qof wax leh.

Barnets tøj er snavset. Ilmaha dharkiisu wuu wasakhaysan yahay.

Lahaanshaha waxa laga sameeyey ayadoo gadaal lagaga daray -s erey-magaceedka.

Erey-magaceed aan joogto ahayn

Kali

Wadar

Aan cayimnayn

Cayiman

Aan cayimnayn

Cayiman

en piges

pigens

pigers

pigernes

et værelses

værelsets

værelsers

værelsernes

Magac qofeedku waxa uu isaguna leeyahay habka lahaanshaha.

Peters bog Buugii Peter.

Isbarbardhig:
Af soomaaliga erey-lahaansheedku waxa uu  ka hor dhacaa bilowga odhaahda isagoo gadaal ku wata -ka.

Jidadka magaaladu way gaboobeen.

SuÂ’aal waadixin ah