2 Erey-magaceed

2.5 Gaar

Waxa jira erey-magaceed badan oo aan joogto ahayn. wax qawaaniin ah ma laha higaada erey-magaceedyadaa aan joogtada ahayni. Saddexda caadiyan gaarka ahi waa:

Erey-magaceed isku mid ah marka uu yahay keli aan cayimnayn iyo wadar aan cayimnayn.
Erey-magaceed bedela shaqal marku yahay wadar.

Erey-magaceed qaata laba shibane marku shaqalku gaaban yahay.

Erey-magaceed aan joogto ahayn

Kali

Wadar

Aan cayimnayn

Cayiman

Aan cayimnayn

Cayiman

en ting

tingen

ting

tingene

et barn

barnet

børn

børnene

en kop

koppen

kopper

kopperne

SuÂ’aal waadixin ah