Waxa jira laba siyood oo ay ku dhamaadaan wadaruhu.
Haddii uu ereygu leeyahay higaad kaliya, waxa uu qaynuuniyan ku dhammaadaa -e marka uu yahay habka aan cayimnayn iyo -ene marka uu yahay habka cayiman.
Haddii ereygu leeyahay laba ama dhawr higaadood, wuxu ereygu ku dhammadaa -er marka uu yahay habkaan cayimnayn iyo -erne marku yahay habka cayiman.
Erey-magaceed wadar ah |
|
Aan cayimnayn |
Cayiman |
aviser |
aviserne |
haver |
haverne |
huse |
husene |
drenge |
drengene |
Isbarbardhig:
Af soomaaligu qawaaniin u ma laha dhamaadka wadarta.