Erey-magaceedyada intooda badani waxa ay leeyihiin hab-wadareed. Wadartu waxa ay leedahay sida kelida oo kale, hab aan cayimnayn iyo hab cayiman.
Huse bliver repareret. | Guryo la dayactiray. |
Drenge larmer altid. | Wiilal qeyliya had iyo jeer. |
Husene bliver repareret. | Guryaha waa la dayactiray. |
Drengene larmer altid. | Wiilashu way qeyliyaan had iyo jeer. |
Isbarbardhig:
Waxa kale oo uu afsoomaaligu leeyahay habka cayiman iyo ka aan cayimneyn. Erey-magaceedyadda habka wadarta ee cayiman badidoodu waxa ay ku dhamaadaan -ta ama -ha.
dhir - dhirta
gabdho - gabdhaha