2 Erey-magaceed

2.1 Ereyada lagu garto magac raaca

Waxa jira labo: en iyo et. Magac raacyadu waxa ay hor dhacaan erey-magaceedka.

en hund ey
et hus guri

Ereyga wata en, waxa la yidhaahdaa n-erey.
Ereyga wata et, waxa la yidhaahdaa t-erey.

Waxa laga xun yahay in aaney jirin qawaaniin sheegeysa goorta qofku isticmaali karo en, iyo goorta qof isticmaali karo et.

Isbarbardhig:
Af soomaaligu malaha ereyadda lagu garto ee raaca magacyadda.

SuÂ’aal waadixin ah