Fal-habeed waxa uu kaga duwan yahay fallalka kale in uu u taagan yahay sidii fal caawiye (eeg Ereybixiyaha) oo falka ka danbeeyaa waa habka xadlaawe. Fal-habeed waxa kale oo uu ka waramaa sida wax loo qabtay.
Ereyadda soo socdaa waa fal-habeedyo: kunne, skulle, ville, burde, turde, måtte og gide
Jeg skal komme. | Anigu waan iman doonaa. |
Bilen kan ikke starte. | Baabuurku ma istaadhmi karo. |
Du bør lave lektier. | Waa inaad ka shaqaysaa cashar guriyeedka. |
Fal-habeed waxa loo higaadin karaa xilli sida falalka kale oo dhan.
Jeg har kunnet løbe 10 km på en time. | Anigu waan kari karayaa inaan ordo 10 km saacadiiba. |
I fremtiden vil vi arbejde meget hårdt for at tjene penge. | Mustaqbalka waa inaynu aad u shaqaynaa si aynu lacag u helno. |
Isbarbardhig:
Af soomaaligu ma laha fal-habeed.