1 Falal

1.6 Mustaqbal

Mustaqbal waxa uu  ka waramaa wax xilli soo socda dhacaya. Falka mustaqbalka ahi, waxa uu ka sameysmaa iyada oo ay la jiraan ereyadda vil ama skal iyo erey xadlaawe ah ama faljooga ah iyo xilliga wax soo socda la qabandoono.

Jeg vil rejse til Amerika. Anigu waxan u kicitimi doonaa Ameerika.
Jeg skal spise. Anigu waxan cuni doonaa.
Jeg rejser til Amerika i morgen. Anigu waxan u kicitimi doonaa Ameerika barito.

Isbarbardhig:
Sidda af dheenishka af soomaaligu waxa uu leeyahay habka mustaqbalka waxaana dhamaadkiisu ku xidhan yahay hadba dadka iyo tirada isticmaaleysa.

SuÂ’aal waadixin ah