1 Falal

1.5 Joogto dareerto

Joogto dareerto waxa uu wax ka sheegaa dhacdo mar hore soo bilaabantay walina dabayaaqadeedii socoto, laakiin iyana macno sameynaysa hadda.

Pigen har spist. Gabadhu way cuntaysay.
Jeg har boet i Danmark i 6 år. Anigu waxan degenahay Danmark 6 sanno.

Joogto dareerto waxa uu ka sameysmaa falku har ama er iyo hab aasaas­­eedka falka oo gadaal lagaga daray -et ama -t. Hab aasaaseedka falka oo gadaal wax lagaga daro waxa la yidhaahdaa hab sifeed gaaban. Habkan waxa loo isticmaalaa si ku dhow erey sifeedka, waxa kale oo loo isticmaali karaa si aan firfircoonayn (eeg 1.7 Habka aan firfircoonayn).

Pigen har spist. Gabadhu wey cuntaysay.
Det er begyndt at regne. Roobkii wuu bilaabmay.
Jeg har boet 5 år i Danmark. Anigu waxan ku noolahay Danmark 5 sanno.
Vi eret. Annagu waanu tagney.

Isbabardhig:
Af soomaaliga faraq uma dhexeeyo fal tagey iyo joogto dareerto.

SuÂ’aal waadixin ah