Fal jooga wuxu ka hadlaa, wax hadda dhacaya ama marar badan soo noqnoqonaya.
Jeg går nu. | Annigu hadda ayaan tegayaa. |
Barnet sover godt. | Ilmuhu wuxu u seexdaa si fiican. |
Fal-joogu waxa uu ka kooban yahay habaasaaseedka ereyga falidda oo gadaal lagaga daro -er. Haddii xadlaawe aanu ku dhamaan -e, wuxu fal-joogu gadaal ku qaadanayaa -r kaliya.
Falal aan xilli lahayn iyo fal jooga |
||
Xadlaawe |
Hab-aasaaseed |
Fal jooga |
at spise |
spis |
spiser |
at køre |
kør |
kører |
at lave |
lav |
laver |
at gå |
gå |
går |
Isbarbardhig:
Af soomaaliga fal-joogu waxa uu ka sameysmaa hab aasaaseedka falka oo gadaal wax lagaga darro hadba sida ay u odhanayaan dad kala jaad ahi. Qofka sadexaad ee keli ahi wuu leeyahay habka lab iyo ka dhadigba.