1 Falal

1.2 Falidda habka yar

Falidda habka yar, waa habka ugu yar ee falka. Falidda habka yar waa falidda aan xilli lahayn oon lahayn -e. Habkan waxa kaloo la yidhaahdaa hab aasaaseedka falka. Waa habka ah barta ay ku kala baxaan, marka hadalka xilli kale loo odhanayo ee gadaal wax lagaga dari karo hab aasaaseedka falka.

Falidda habka yar, laba nooc ayaa loo isticmaalaa. Hab casuuma­deed iyo mid amar ah.

Kom og spis hos os i aften. Kaaley oo wax nala cun caawa.
Spis din mad! Cun cuntadaada!

Falidda ugu habka yar

Xadlaawe

Falida habka yar

at sove

sov

at spise

spis

at lave

lav

Isbarbardhig:
Falidda habka yar waxa loo isticmaalaa hab casuumadeed iyo hab amar ah. Habka kalida ah iyo ka wadarta ahba waa laga helaa af soomaaliga.

Cun cuntadaada!
Cunna cuntadiina!

SuÂ’aal waadixin ah