Xadlaawe wax kama sheegto xilliga. Falidda xadlaawuhu waa habka faliddu ugu taalo erey bixiyaha. Falidda xadlaawe waxay had iyo jeer ku dhamaataa -e.
| blive, skrive, læse, huske | noqon, qorid, akhris, xasuusin | 
Waxaad se arki kartaa falidda aan xili lahayn oo aan ku dhamaan -e.
| dø, gå, få, stå, bo | dhimasho, tagid, helid,staagid, deganaan | 
Isbarbardhig:
  Af soomaaligu qawaaniin uma laha dhamaadka  xadlaawaha. Xadlaawuhu waa habka sameeya hadba xilli marka laga wareegayo ee  mid kale loo wareegayo. Xadlaawaha waxa kale oo la yidhaahdaa hab aasaaseed.