1 Falal

1.0 Qeexid

Ereyga falid waxa uu ka hadlayaa waxqabad. Taa macnaheedu waxa weeye ereyga falid waxa uu ka waramayaa marxalad uu qof wax qabto ama ay wax dhacayaan.

Hun sover. Iyadu wey hurudaa.
Pigen spiser mad. Inantii waxay cuneysaa cunto.
Bilen kører hurtigt.   Baabuurku aad ayuu u socdaa.
Koppen står på bordet.  Koobki wuxuu saaranyahay miiska korkiisa.

Af dheenishka falidda gadaasheedu isma badasho markey odhanayaan dad kala duwani. Laakiin falidda gadaasheedu waxay isbaddashaa marka xilli kala duwan laga hadlayo, laakiin waa isla ereygii markay ku hadlayaan dad kala duwani xiliyo kala duwan gudahood.

Higaad fal oo dad kala duwan

Qof

Xliliga jooga kali

Xiliga jooga wadar

qof 1.aad

Jeg spiser

vi spiser

qof 2.aad

Du spiser

I spiser

qof 3.aad

han/hun/den/det spiser

de spiser

Isbarbardhig:
Gadaasha falka af soomaaligu wuxu isla badalaa xilliga iyo qofka markaa laga hadlayo.

 SuÂ’aal waadixin ah