Meesha ay tusmadu kaga jirto odhaahdda 1
Xagee ayuu gali kartaa sifadu?
Sifadu waxa ay gali kartaa:
Muuska ku guji jawaabta saxda ah.
Magaca ay wax ka sheegayso hortiisa.
Kali ayay isu taagi kartaa.
Waxa ay ka danbaysaa uun magaca ay wax ka sheegayso.