Dhismo odhaaheedka weedhccaawiyaha 6
Waa ku sidee afkaaga
Afkayga waxa jira:
Muuska ku guji jawaabta ku saxda ah.
Sida afka dheenishka oo kale had iyo goor hawraarta toosan waxa ku jira weedh dhiman.
Sida afka dheenishka oo kale had iyo goor hawraarta kala rogan ee weedha buuxdaa waa, marka weedha buuxdaa ay daba gasho weedha dhiman.