Dhismo odhaaheedka weedhcaawiyaha 1

  1. Waa sidee weedha dhimani?

    Muuska ku guji- jawaabo kale oo sax ah ayaa jira e.

    1.   Waa weedh kali istaagi karta.
    2.   Weedha buuxdaa kali ayay istaagi kartaa
    3.   Weedha buuxdaa weedh kale kuma xidhna
    4.   Weedha dhiman had iyo goor hawraar toosan ayay wadataa.
    5.   Weedha buuxdaa had iyo goor hawraar toosan ayay wadataa.
    6.   Weedha dhiman waa hawraar rogan, hadii ay daba gasho weedh buuxda.
    7.   Weedha buuxdaa hawraar kala rogan ayay wadataa, hadii ay daba gasho weedh dhiman.