Habka kalla wareejinta 7
Af dheenish ma lagu odhan karaa?
Had iyo goor toos la iskuguma turjumi karo afafka kala duwan. Weedhaha afkaaga ayay sax ku yihiin. Weedhaha qaarkood oo kaliya ayaa sax ku ah af dheenish.
Muuska ku guji weedhaha dheenishka ah ee saxda ah.
Isabella hvornår kom til Danmark?
Goorma ayay Isabella timid Danmark?
I morgen begynder sommerferien.
Berri fasaxii xagaaga ayaa bilaabmaya.
Sommerferien begynder i morgen.
Fasaxii waxa uu bilaabmayaa berri.
Nu skal vi hjem.
Hada gurigii ayaynu tagaynaa.