Habka kalla wareejinta 6
Af dheenish ma lagu odhan karaa?
Had iyo goor toos la iskuguma turjumi karo afafka kala duwan. Weedhaha afkaaga ayay sax ku yihiin. Weedhaha qaarkood oo kaliya ayaa sax ku ah af dheenish.
Muuska ku guji weedhaha dheenishka ah ee saxda ah.
Sofie arbejder i en børnehave.
Sofiya waxa ay ka shaqaysaa xanaano.
Hvad du spiste til morgenmad?
Maxaad ku quraacatay?
Viktor læser en spændende bog.
Viktor waxa uu akhriyayaa buug xiiso badan.
Selma arbejder i en restaurant?
Selma waxa ay ka shaqaysaa maqaaxi cunto.