Habka kalla wareejinta 5
Af dheenish ma lagu odhan karaa?
Had iyo goor toos la iskuguma turjumi karo afafka kala duwan. Weedhaha afkaaga ayay sax ku yihiin. Weedhaha qaarkood oo kaliya ayaa sax ku ah af dheenish.
Muuska ku guji weedhaha dheenishka ah ee saxda ah.
Skal vi hjem nu?
Gurigii ma aadnaa hada?
Hayat kommer fra Afghanistan.
Xayat waxa ay ka timi Afgaanistaan.
Kommer du fra Tyrkiet?
Ma turkigaad ka timi?
Hvornår du kommer hjem?
Goor ma ayaad guriga imanaysaa?