Habka kalla wareejinta 4
Af dheenish ma lagu odhan karaa?
Had iyo goor toos la iskuguma turjumi karo afafka kala duwan. Weedhaha afkaaga ayay sax ku yihiin. Weedhaha qaarkood oo kaliya ayaa sax ku ah af dheenish.
Muuska ku guji weedhaha dheenishka ah ee saxda ah.
Fatemeh kommer for sent.
Faadumo waa ay soo daahaysaa.
Sofie kommer fra USA?
Safiya ma Maraykankay ka timi?
Stefan kommer fra Tyskland.
Stefen waxa uu ka yimi Turkiga.
André kommer fra Frankrig.
Andre waxa uu ka yimi Faransiiska.