Dhismo odhaah - Qeexid 1
Waa sidee hawraartu?
Muuska ku guji- jawaabo kale oo sax ah ayaa jira e.
Hawraartu waa ay fadhidaa afka dheenishka.
Qaybaha weedha afka dheenishka weedha halkii la doono lagama dhigi karo, iyada macnaha weedha laga tagayo.
Falku waxa uu caadiyan daba galaa falaha weedha dhan.
Qaybaha weedha had iyo goor meel isku mid ah ayay weedhaha dhamaan ka galaan
Qaybaha weedha sida ay doonaan ayay weedha u guur guuri karaan.