Isticmaalka når iyo da 1
Goorma ayaa la isticmaalaa ’marka’ iyo ’da’?
Ku qor kalmada af dheenish
1: Hadii weedhu fal jooga ka hadlayso waxa la isticmaalaa
2: Hadii weedhu ay tagto ka hadlayso waxa la isticmaalaa
ama
3: Hadii arinku dhacay hal mar
4: Hadii arinku dhaco marar badan waxa la isticmaalaa