Xiriiriyaalhoosdhig 1
Sidee kula yahay isku xidhayaashu?
Isku xidhayaashu waxa ay isku xidhaan:
Muuska ku guji- jawaabo kale oo sax ah ayaa jira e.
Had iyo goor weedh dhiman iyo weedh dhan
Had iyo goor laba weedhood oo dhan
Sida caadiga ah laba weedhood oo dhan
Waa ma dhacdo weedh dhiman iyo weedh buuxdaa
Waa ma dhacdo laba weedhood oo dhan