Xiriiriyaalkabarbardhiga 1
Sidaa kula yihiin isku xidhayaashu?
Isku xidhayaashu waxa ay isku xidhaan:
Muuska ku guji- jawaabo kale oo sax ah ayaa jira e.
Magac iyo magac
Weedh dhan iyo weedha dhiman
Falka iyo magaca
Sifo iyo sifo
Fal iyo fal
Weedh dhan iyo weedh dhan
Fale iyo fal