Higaadda tusmada 4
Sidee loo garan karaa in sifadu wadar cayiman la socoto?
Sifada wadarta cayiman waxa ay leedahay:
Muuska ku guji jawaabta saxda ah
Waxba kuma dhamaato
Dhamaadku waa –e wadarta aan cayinayn iyo ta cayimanba.
Dhamaadka waa –t, marka kalmadu tahay mid ’t’ leh.