Higaadda tusmada 2
Sidee loo garan karaa in sifadu kali aan cayinayn la socoto?
Sifada kalida aan cayinayn waxa ay leedahay:
Muuska ku guji, jawaabo kale oo sax ayaa jira e
Waxba kuma dhaamaato marka magacu yahay kalmada leh n
Waxay ku dhamaataa –e, marka kalmadu tahay mid ’n’ leh.
Waxay ku dhamaataa –t, marka kalmadu tahay mid ’t’ leh
Waxay ku dhamaataa –e, marka kalmadu tahay mid ’t’ leh