Lihiga 1
Goorma ayaa la isticmaalaa kayga ama kuwayga?
Gali kalmada dheenishka ee ku haboon..
1: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad - t leh, waxa la yidhaa kolkaa
2: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad - n leh, waxa la yidhaa kolkaa
3: Hadii magac u yaalka lahaanshahu ay ka hadlayso kalmad wadar ah, waxa la yidhaa kolkaa