Magac u yaalladda - Qeexid 1

  1. Waa sidee magac u yaalku?

    Magac u yaalku waxa uu galaa halkii:

    Guji muuska- jawaabo kale oo saxsan baa jira e.

    1.   Magaca
    2.   Sifada
    3.   Falka