Ereymagaceed aan joogto ahayn 2
Ma jiraan magacyo xeerar u yaala magacyada aan caadiga ahayn?
Magacyo badan oo aan caadi ahayn waxa ay ku dhamaadaan:
Guji muuska- jawaabo kale oo saxsan baa jira e
-e magacyada aan cayinayn ee wadarta ah.
-er magacyada aan cayinayn ee wadarta ah.
Dhamaad go’an ma laha magacyada aan cayinayn ee wadarta ahi.