Dhammaaadka wadaraha 2
Waa sidee dhamaadka wadartu?
Guji muuska- jawaabo kale oo saxsan baa jira e
Hadii kalmadu ay hal qoraal leedahay, waxa ay sida caadiga ah ku dhamaataa –e marka wadarta aan cayinayn.
Hadii kalmadu ay laba ama ka badan oo qoraal leedahay, waxa ay ku dhamaataa sida caadiga ah –er wadarta aan cayinayn.
Kalmadu waxa ay ku dhamaataa had iyo goor –e.