Ereymagaceed - Qeexid 1
Waa sidee magacu?
Magacu waxa uu muujiyaa:
Guji muuska- jawaabo kale oo saxsan baa jira e
Waxyaalaha sida miis, baabuur
Ama waxyaalaha macnawiga ah sida jacayl, dagaal, nabad.
Dhacdooyinka sida la cuno, la akhriyo
Xaaladaha sida la seexdo, la qotonsado
Shakhsiyaadka iyo meelaha